Qaybta 3aad. TAYADA LACAG CUSUB E SHILLIN SOOMAALIGA

 

 

Qaybta 3aad.

TAYADA LACAG CUSUB E SHILLIN SOOMAALIGA

 



Lacagta cusub ee Shillin Soomaaliga ah(Sh.So/SOS), ee uu Dalkeena Soomaaliya mustaqbal ka yeelan doono, waxaa la bilaabey  2010-2022 Sida aan wada ognahay wuxuuna Hishiiskaas ka dhacay "Khartoun-Sudan", sida ay sheegtay Jariirada "Sudan Tribune" waxaana isaga kala danbeeyay dowladihii Soo shaqeeyay xilgaas.

 

Sikastaba ha ahaatee, heshiiska ayaa dhigayey in la Soo daabaco $41 million lacag u dhiganta oo SHILLIN SOOMAALI ah, kharaska Ku baxayana sida ay Jariidada Sudan Tribune ay sheegtay waa lacag dhan $17 million. Waxaana daabacay Company Germany Laga lee

 

yahay, Lacagta sarifkeeda waxaa ka mid noqondoona:- SOS 10,000. 5,000. 1,000. 500, 100 & 50.

Hadaba, heerka Tayada, Damaanada iyo Amaanka Lacagtaas cusub waxaa xaqiijisay Hayadda Sanduuqa Lacagta ee Caalamiga ah( IMF) oo kubooqatay meesha ay taalo Lacagtaas cusub.

 

Bangiga Dhexe waa hayadda u qaabilsan Dowladda Federal ka Soomaaliya shaqooyinkan iyo kuwa kaleba:-

1)Soo saaridda Lacagta

2)Dejinta iyo Hirgelinta Siyaasadda Maaliyadda

3)Hubinta negaanshaha Ascaarta

4)Sarifka lacagaha QALAAD.

5)Bedelka lacagaha Jeexjeexan ama Duugoobay.

Shaqooyin kabadan ayuu QABTAA sida Ku cad SHURUUCDA CAHDIGA Ku

 

meelgaarka ah qodobkiisa 123aad..........

W\Q mohamud abdiqadir

Post a Comment

Previous Post Next Post