Qaybta 3aad.
TAYADA LACAG
CUSUB E SHILLIN SOOMAALIGA
Lacagta cusub
ee Shillin Soomaaliga ah(Sh.So/SOS), ee uu Dalkeena Soomaaliya mustaqbal ka
yeelan doono, waxaa la bilaabey
2010-2022 Sida aan wada ognahay wuxuuna Hishiiskaas ka dhacay "Khartoun-Sudan",
sida ay sheegtay Jariirada "Sudan Tribune" waxaana isaga kala
danbeeyay dowladihii Soo shaqeeyay xilgaas.
Sikastaba ha
ahaatee, heshiiska ayaa dhigayey in la Soo daabaco $41 million lacag u dhiganta
oo SHILLIN SOOMAALI ah, kharaska Ku baxayana sida ay Jariidada Sudan Tribune ay
sheegtay waa lacag dhan $17 million. Waxaana daabacay Company Germany Laga lee
yahay, Lacagta
sarifkeeda waxaa ka mid noqondoona:- SOS 10,000. 5,000. 1,000. 500, 100 &
50.
Hadaba, heerka
Tayada, Damaanada iyo Amaanka Lacagtaas cusub waxaa xaqiijisay Hayadda Sanduuqa
Lacagta ee Caalamiga ah( IMF) oo kubooqatay meesha ay taalo Lacagtaas cusub.
Bangiga Dhexe
waa hayadda u qaabilsan Dowladda Federal ka Soomaaliya shaqooyinkan iyo kuwa
kaleba:-
1)Soo saaridda
Lacagta
2)Dejinta iyo
Hirgelinta Siyaasadda Maaliyadda
3)Hubinta
negaanshaha Ascaarta
4)Sarifka
lacagaha QALAAD.
5)Bedelka
lacagaha Jeexjeexan ama Duugoobay.
Shaqooyin
kabadan ayuu QABTAA sida Ku cad SHURUUCDA CAHDIGA Ku
meelgaarka ah
qodobkiisa 123aad..........
W\Q mohamud abdiqadir


إرسال تعليق